C/kariin Qalbi-dhagax oo si diiran loogu soo dhoweeyey Boosaaso (Daawo Sawirro)

Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka tirsan Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowlada Itoobiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Garoonka dayuuradaha ee Boosaaso waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Puntland, odayaal dhaqameedyo iyo dadweyne watay calanka jabhada ONLF. Markii uu soo gaaray Boosaaso ayuu Cabdikariin Qalbidhagax la hadlay dadkii … Continue reading C/kariin Qalbi-dhagax oo si diiran loogu soo dhoweeyey Boosaaso (Daawo Sawirro)